Safar iyo Ramadaan
2 duco
Dhammaan ducooyinka
- Ducada safarkaWaxaa nasahan Kan noo sakhiray kan, mana aanaan awood u lahayn, annaguna xagga Rabbigeen baan u noqonaynaa.سُبْحَانَ الَّذِي سَخَّرَ لَنَا هَذَا وَمَا كُنَّا لَهُ مُقْرِنِينَ، وَإِنَّا إِلَى رَبِّنَا لَمُنْقَلِبُونَ
- Ducada afurkaHarraadkii wuu tagay, xididdadii way qoyeen, ajarkiina wuu sugnaaday haddii Allaah idmo.ذَهَبَ الظَّمَأُ وَابْتَلَّتِ الْعُرُوقُ، وَثَبَتَ الْأَجْرُ إِنْ شَاءَ اللَّهُ